Iyadoo wali ay sii raad qoyan tahay booqashadiisii lama filaanka aheyd ee Kyiv ayuu madaxweyne Joe Biden waxa uu khudbad ka jeediyey qasriga Royal Castle ee Warsow dalka Poland Talaadadii shaley.
Hadalkiisan oo uu ku xusaayey sanad guuradii koowaad ee fargelinta Ruushka, wuxuu ku sheegay sida ay Mareykanku u mideeyeen NATO iyo Reer Galbeedka si loo taageero Ukraine.
0 Comments