Arrintan ayaa soo shaac baxday kadib markii todobaadkii hore ay dowladdu ku dhawaaqday in agaasimayaasha guud ee Hay’adda Socdaalkaaan loo kordhin doonin xilalkooda.
Hadda xisbiga SD, oo sidoo kale dalbaday in uu iscasilo taliyaha bilayska qaranka isagoo raba inuu ku lug yeesho go’anadan.
SD, arrintani waa muhim, tanina sidoo kale waa laga wada xaajooday markii la qorayay heshiiska Tidö. Balse inkastoo la isku afgartay qodobbada heshiiska, haddana dowladda iyo SD ayaa hadda fasiraado kala duwan ka bixinaya macnaha erayada heshiiskaas ku jira, sida uu qabo Thomas Nordenskiöld oo ka tirsan Politichromet.
0 Comments