Ticker

10/recent/ticker-posts

Ad Code

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxda Jubland kala hadlay dardar gelinta dagaalka ka dhanka ah Alshabaab

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axamed Maxamed Islaam ayaa salaadda Jimcaha ku  Tukaday Masjidka Madaxtooyada ee Jubaland ee Magaalada Kismaayo.

 

Madaxweynaha oo khudbad u jeediyay jamaacada Masjidka ayaa ugu baaqay hoggaanka dhaqanka iyo siyaasiyiinta deegaanka in ay doorkooda ka qaataan qorsheyaasha dib u heshiisiinta, dib u xoreynta iyo horumarinta deegaanada dowlad-goboleedka Jubaland.

 

Madaxweyne xasan  Sheekh  ayaa Magaalaa kismaayo u jooga dhameynta xiisada siyaasadeed ee ka taagan gobolka  Gedo iyo dar dargelinta wejiga labaad  Hawlgallada ka dhanka ah Alshabaab ee dhwaan ka bilaabanaya degaanada Jubland iyo Koofur galbeed

Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement