"strategic" waxa caadi ahaan loo addeegsadaa in lagu qeexo hunka leh abooda nukliyeerka.
KCNA wax ay sheegtay in soo bandhigistaasi ay xaqiijisay in la is ku halayn karo nidaamkaan isla markaana ay tijaabisay
howlgallada weerarka biyaha hoostooda ah ee cutubyada bada hoostooda mara ee qeyb ka ah ka hortagga nukliyeerka kuuriyada waqooyi.
taliyaha guud ee ciidamada kuuriyada koofureed (JCS) ayaa sheegay in ciidamada heegan sare ku jiraan hay' adda sirdoonka dalkaasina ay kala shaqeynayso dhiggeeda mareekanka si ay u falaqeyaan wax yaabaha gaarka ah ee diyaaraddaan.
isniintii ciidamada kuuriyada koofureed iyo kuwa mareekanka ayaa qorsheenayay inay billaabaan 11 maalmood oo dhoolatus wadajir ah,oo lagu magacaabay gaashaanka xorriyadda 23," oo la qaban doono heer aan la arag tan iyo 2017- kii.
dhoolatusku waxa uu xoojin doonaa is dhafka difaaca xulafada sida ay sheegeen labada ciidan, waxaana lagu soo bandhigi doono dhoolatusyada garoonka oo ay ku jiraan.
0 Comments