Ciidamada Dowladda iyo kiwa xoogaga TPLF ayaa dhowrkii bilood ee la soo dhaafay waxaa dagaalo xoogan ay ku dhexmarayeen Gobolka Tigreega, hayeeshee ugu dambeyn heshiis la kala dhex dhigay.nta badan degaannadii lagu dagaalamay ee Gobolka Tigreega ayaa waxaa lagu wareejiyay Ciidamada Federaalka Itoobiya, taas oo qeyb ka aheyd heshiiskii ay wada galeen.
0 Comments