DEG DEG:-Dab xooggan ayaa waxaa uu ka kacay agagaarka xarunta Degmada Dharkenley, sida ay sheegayaan dad Goobjoogayaal ah.
Dabka ayaa ka kacay kaalin shidaal oo ku taala degmada Dharkeynley, iyadoona uu ku faafay goobo ganacsi oo ka agdhow.
Ciidamada ammaanka iyo gaadiidka gurmadka deg dega ah ayaa tagay goobta, waxaana hadda soconaya dadaalo lagu daminayo Dabka.
Lama oga khasaaraha ka dhashay dabka.
Wixii ku soo kordha la soco





0 Comments