Wararka aan helnay ayaa sheegaya weerarka qaraxa ay ku dhaawacmeen Gudoomiyaha gobalka Gedo Axmed Buule Gareed & Abaandulaha qeybta 43aad Labaale.
Ciidam farabadan ayaa la geeyay Goobta uu weerarka ka dhacay, iyada oo la xiray dhammaan waddooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa degmada Baardhere ee Gobolka Gedo.
Wararka kusoo kordha kala socda www.ayaanle.blogspot.com
0 Comments