Ciidamada booliiska ee ismaamulka Nairobi ayaa guda galay baaritaano ku saabsan dhacdo la sheegay inuu isku dilay mid ka mid ah bukaanka isbitaalka qaran ee Kenyatta. Wararka ayaa intaasi ku daraya in bukaanka uu iska soo tuuray dabaqa 7-aad. Dhacdadan ayaa la soo tabiyay abaare 1-dii habeenimo ee xalay. Ilaa iyo hadda ma cadda sababta keentay inuu bukaanka naftiisa ka takhaluso.
0 Comments