Wararka ka imaanaya Magaalada laascaanood ee xaruunta gobolka sool ayaa sheegaya in dagaal uu ka socdo Magaaladaasi
Dagaalka ayaa u dhexeya Ciidamadda Soomaaliland iyo kuwa degaanka waxaana laysu adeegsanaya hubka nuucyadiisa kala duwan oo ay bar barsocoto madaafiic xooggan oo ku dhaceysa Xaafadaha Magaalada laascaanood.
Goobjoogayal ayaa ku warramaya in dagaalka uu ka socdo bariga laascaanood waxaana odayaasha dhqanka laascaanood ay ku eedeeyeen ciidamada Soomaaliand in ay soo qaadeen dagaalka haatan ka soconaya bariga laascaanood.
Dagaalka iyo duqaymaha ka socda laascaanood ayaa galaay maalintii 18aad waxaana ku dhintai illaa dad lagu qiyaasay 150 Ruux ah ah dhinayada gaalamaya iyo dad shacab ah waxaana dhaawaca uu gaaraya ilaa 500 oo qof.
Magaalada laascaanood ayaa waxaa isaga barakacay inta badan dadkii degaana oo lagu qiyaasay 100’ 000 oo ruux
0 Comments