Qoraal ku qornaa Luuqadda Ingiriiska ku oo kasoo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha ayaa lagu shaaciyay ayaa lagu sheegay in xukuumaddu tallaabadan u qaadayso si looga fogaado dhiig daata iyo khasaare shacabka gaara.
Qoraalka ayaa sidoo kale lagu sheegay in Wafdi ku sugan yihiin Laascaanood si arrinta waan waan loogu dhammeeyo balse saaka la soo weeraray goobtii ay degganaayeen sida qoraalka ku xusan.
Laascaanood dagaalkii saaka ka bilowday ayaa gabal dhicii soo gaaray iyadoo dagaalku sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
0 Comments