Is-rasaaseynta ayaa la sheegay in ay dhexmartay ciidamo ka tirsan Saldhiga Booliska Puntland ee Garowe.
3 Ruux oo shacab ah iyo Askari ka tirsan ciidanka booliska puntland ayaa ku dhaawacmay israasseeynta puntland iyo Ciidamo uu xukumo Jeneraal Muxiyadiin Axmed Muuse oo ah taliyihii hore ee ciidanka booliska puntland .
Ssaraaseeynta xalay ka dhacday magaalada Garowe ayaa Socotay in ka badan 15-daqiiqo waxaana ay sababtay in lagu kala cararo Aaga barxada oo ka mid ah Goobaha ugu mashquulka badan isu-socodka iyo Ganacsiga magalada Garowe sida ay iadaacdda Risaala u xaqiijiyeen goob joogayaal ku sugan kahla ay wax ka dheceen .
Lama oga waxa keenay isku dhacyada labada ciidan.
0 Comments