Wararka Labada Kooxood
James Justin, Ryan Bertrand iyo Jonny Evans ayaa dhaawacyo wali ka qaba Leicester halka kubad sameeyaheeda James Maddison tijaabo xilli dambe ah oo taam ahaanshihiisa lagu eegayo mari doono.
Arsenal waxa kaliya la hubaa inay ka maqnaan doonaan Gabriel Jesus iyo Mohamed Elneny halka kulanka kahor qiimayn lagu samayn doono burburiyaha khadka dhexe ee Thomas Partey.Jorginho ayay u badantahay inuu doorka No.6 dheelo halka Gabriel Martinelli booska garabka bidix dib ugala bixi karo Leandro Trossard.
Shaxaha Macquulka Ah
Leicester City (4-2-3-1): Ward; Castagne, Souttar, Faes, Kristiansen; Tielemans, Dewsbury-Hall; Tete, Maddison, Barnes; Iheanacho
Arsenal (4-3-3): Ramsdale; Ben White, Saliba, Gabriel Magalhaes, Zinchenko; Odegaard, Jorginho, Xhaka; Saka, Nketiah, Martinelli
Xogta Kulanka
Tartanka: Premier League
Garoonka: King Power Stadium
Wakhtiga: 6:00 fiidnimo xilliga geeska Africa
Garsoore: Craig Pawson





0 Comments