Hernandez ayaa lagu wadaa inuu kusoo galo shaxdiisii kulamadii ugu dambeeyay isagoo wada adeegsanaya afarta khad dhexe ee kala ah Gavi, Busquets, De Jong iyo Gavi isla markaana Raphinha weerarka kala ciyaarsiinaya Lewandowski.Araujo iyo Christensen ayaa daafaca dhexe kusoo wada bilaaban kara halka Alejandro Balde kasoo hormari karo markale Jordi Alba.
Sevilla ayaa dhinaceeda dhaawcayo ku waayaysa goolhaye Dmitrovic iyo daafaca bidix ee Alex Telles si lamid ah Jesus Corona iyo Jesus Navas ayaa iyaguna isla dhaawacyo ku maqan.
Shaxaha Macquulka Ah
Barcelona (4-3-3):ter Stegen; Kounde, Christensen, Araujo, Balde, de Jong, Busquets, Pedri; Raphinha, Lewandowski, Gavi
Sevilla (4-2-3-1): Bono; Montiel, Gudelj, Nianzou, Acuna; Delaney, Rakitic; Jordan, Torres, Lamela; En-Nesyri
Xogta Kulanka
Tartanka: La Liga
Garoonka: Camp Nou
Wakhtiga: 11:00 habeenimo xilliga geeska Africa
Garsoore: Jose Sanchez
0 Comments