Wararka ayaa sheegaya in dagaal u dhexeya Ciidamada Soomaliland iyo kuwa degaanka uu ka socda Buuraleyda Meeygaag oo dhinaca waqooyi uga aadan Gooja Cade .
Hase ‘ ahaatee Tani ayaa ka dhigan in Xabad joojintii ay ku dhawaaqday Somaliland aysan hirgalin Waxana Odayaasha Dhaqanka gobolada SSC ay ku eedeeyeen Somaliland in ay Xabad joojinta ay ku baaqday ay ka dhigan tahay in ay xoojineyso dagaalka Laascaanood ka socda.
0 Comments