I
lo wareedyo ay BBC-du heleyso ayaa tibaaxaya in ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland oo ka baxay magaalada Tukaraq oo ay saldhig ku lahaayeen, dhexda loo galay sidaa darteedna uu hadda halkaasi ka socdo dagaal xooggan. Ciidamada ayaa la sheegay in meel dhowr kilomitir u jirta Tukaraq loo galay. Wararka ka soo kordha halkaan ayaan idinkula socodsiin doonnaa.




0 Comments