Ticker

10/recent/ticker-posts

Ad Code

Booliska oo sheegay inay Muqdisho kudileen Nin weerar geystay

Ciidanka Booliska Qeybta Guud ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Ciidanka Qeybta Bari ayaa gordhaweyd oo caawa ah sheegay inay toogteen xubin katirsan Al-Shabaab Kadib Markii isaga iyo labo kale ay weerar kusoo qaadeen Bar Kontorool oo Ciidanka Booliska ku leeyihiin Degmada Heliwaa gaar ahaan xaafada suuqa Xoolaha” Kooxda weerarka kusoo qaaday Barta Kontorool ee Ciidanku ku sugayaan ayaa isku dayay in ay la dagaalamaan Ciidanka Booliska, hasa ahaatii Ciidanka ayaa mid kamid tootay, ninka la tooktay ayaana watay Qoriga RBG oo haatan ay la wareegeen Ciidanku ayaa lagu yiri” War kasoo baxay Bookiska.

Sidookale Ciidanka Booliska ayaa ku raad jooga labadii kale ee la socotay Ninka la tooktay.

Post a Comment

0 Comments

Ad Code

Responsive Advertisement