Ciidamadaan oo wata Gaadiidka dagaalka iyo hib aad u farabadan ayaa xalay ka soo baxay magaalada Qardho,si ay qayb uga noqdaan xoraynta gobolka Sool.
as’uuliyiin kala duwan iyo Saraakiil Ciidan ayaa kusoo dhaweeyay Ciidamada Magaalada Laas-Caanood, iyaga oo saacadaha soo socda tegi dooan furimaha dagaalka ee duleedka Magaalada.
Xaaladda Magaalada Laas-Caanood ayaa saaka degan, balse markasta dagaal la filan karo maadaama weli ay duleedka Magaalada isku hor-fadhiyaan dhinacyadii dagaalamayay.
0 Comments