Dhanka kale, Guddi Farsamo ayaa la magacaabay, kuwaasi oo bilaabay Baaritaanka waxa sababay Shilkaasi.
Afhayeen u hadlay Ciiddanka Cirka ee dalka Masar waxa kale oo uu sheegay in Shilal noocan oo kale ay dhaceen bishii November ee sanadkii hore ee 2022-kii, bilihii June sanadkii 2019-kii iyo November sanadkii 2018-kii.
Dhamaan shilalkaasi waxay dhaceen xilli lagu guda-jiray Duullimaadyo Tababar.





0 Comments