Muwaadinka oo lagu Magacaabi jiray Cabdalla Nuuradiin ayaa waxaa lagu dilay deegaanka Gugulethu Ee Hoostagta magalada Cape town ee dalka koonfur afrika
Allaha ha u naxariistee muwaadinka ayaa la sheegay in burcad hubeeysan ay dukaanka ugu galeen isagoo kaligiis ah kadibne ay dhowr xabadood ku dhufteen
Ciidamada ka tirsan booliska magalada Cape town oo gaaray dukaanka lagu dilay muwaadinka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay baarayaan dhacdada dilka ah kooxdi burcada aheyd ee ka dambeeysay.





0 Comments