Askarta ayaa ilaa laba xabadood ku dhuftay Wiilka dhalinyarada, waxaana muddo saacad ku dhow oo uu yaallay Goobta uu u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray xabad ay Ciidamada ku dhufteen.
Ciidamada dowladda ee ku sugan Koontoroolka laga galo Madaxtooyada ee Ceelgaabta ayaa u diiday Gaadiidka ay wataan Ciidamada ATMIS ee Wiilka Dhalinyarada ah dilay inay ka gudbaan, iyada oo intaas kadib dad ka careysan dilka ay bannaanbax dhigeen.
0 Comments